Islam – (warsoor) – Waa qayb kooban oo ka mid ah muxaadiro Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi uu kaga hadlaayo Janadda iyo nimcooyinka yaala.
Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi ayaa sheegay in Janadda laga helo afar shay oo aan aduunyadda laga helin:
- Dhimasho dambe
- Gabow
- Cudur ama xanuun qofka ku dhaca
- Qaabilaad aan dhabarka la isku jeedinaynin marka la kala tagaayo
Halkan ka daawo muxaadiraan oo kooban:
This post is also available in:
Somali