Itoobiya oo Somaliland siisay Deeq Waxbarasho

Hargeysa (WARSOOR) Jamhuuriyadda Somaliland oo deeq waxbarasho ka heshay dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya.

Tiradaย  deeqda waxbarasho ee dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya Somaliland siiyay ayaa dhan 370 arday, oo waxbarashada heerka koobaad ee Jaamacada ah.