Maxkamadda Gobolka Banaadir oo u yeertay lix eedeysane oo loo heysto faafinta xogaha amniga Qaranka

Muqdisho – (WARSOOR) – Warqad ka soo baxday Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa lagu amray 6 eedeysane oo loo heysto fal dambi oo la xiriirta faafinta xogaha amniga Qaranka iyo sameynta basaasid siyaaasadeed inay ku yimaadaan Maxkamadda 29-05-2021 si ay isaga difaacaan eedda loo heysto.

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap