Hargeysa – (warsoor) – Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo maanta ka dhacday magalaadda Hargeysa ayaa waxaa xafladaasi ka hadlay hogaamiyaha xisbigaas Xirsi Cali xaaji Xasan waxaanu sheegay inuu taageero la garab taagan yahay gudoomiyaha mustaqbalka ee loo magacaabay Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde.
Hogaamiye Xirsi ayaa bogaadiyey siyaasadda Gudoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro uu ku hogaamiyey xisbiga iyo sida uu u qorsheeyey in xisbiga ay muraayadiisa ka wadda muuqato bulshaddu.
Halkan ka daawo khudbadda Xirsi oo aanu ka soo xiganay Janalka MAAL:
This post is also available in:
Somali