Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Oo Sheegay In Aanay Qaadicin Natiijadda Doorashadda

Hargeysa – (warsoor) – Hogaamiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa si kale u dhigay qaadacaadii gudoomiye xisbiga ee doorashadda, xirsi ayaa sheegay in aanay natiijadda doorashadda qaadicin ee ay ka hadleen qaabka loo maray doorashadda.

Xirsi ayaa sheegay in doorashadii Somaliland ay si wanaagsan oo nabad-galyo ah u dhacay, ayaa sidoo kale sheegay in aanay jirin natiijo uu xisbigu qaadacay oo natiijadii aan wali lagu dhawaaqin, wakhtigeeda ay la sugayaan.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Hogaamiyaha Waddani Xirsi oo aanu ka soo xiganay STAR TV:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.