Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ka halday arimaha ay ku saluugeen doorashada iyo madmadow badan oo uu sheegay in ay ku gadaamnaayeen codayntii doorashadda.
Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay dhacdooyinka xisbiga soo maray ee ay ku qaadaceen doorashadda waxaanu sheegay in la xidhxidhay hawl-wadeeno iyo xubno xisbiga ka mid ah, inay codeeyeen caruur, in dad dhintay kaadhadkoodii lagu codeeyey iyo in sanaaduuqdii codaynta tiradii loogu talo-galay in lagu codeeyo tiro ka badan laga helay.
Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro:
This post is also available in:
Somali