Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub oo Laga Furay Berbera

Berbera – (warsoor) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay munaasibada xadhiga lagaga jaray xafiis uu xisbigu ka furtay magalaadda Berbera, waxaanu sheegay in saldhiga laga furayo magaaladda Berbera uu dalka wax weyn ku soo kordhinaayo.

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Saldhigan milatari muhiimadda uu leeyahay dartii uu cadowgii Somaliland uu meel walba mudh ka soo yidhi.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay haddii la doorto inuu dhamaystiri doono qabyadda Somaliland oo uu keeni dooni ictiraafka Somaliland.

Halkan ka daawo khudbadii uu ka jeediyey xafiiska uu xisbigiisu ka furtay magaaladda Berbera:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.