Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Soo Dhaweeyey Go’aankii Maxkamadda Sare

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in go’aankii maanta ka soo baxay maxkamadda sare uu yahay guud u soo hooyatay guud ahaan bulshadda reer Somaliland gaar ahaan taageerayaasha xisbiga UCID.

gudoomiye_faysalcaliwarabe

Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in aanu Jamaal Cali Xuseen marnaba diidanayn inuu u xisbiga la soo dhisay, uguna codeeyey golaha dhexe oo u doortay inuu noqodo Musharaxa xisbiga UCID. Balse waxa uu sheegay in doorashada golaha dhexe ay ahayd ku meel gaadh musharaxnimadiisa.

Maxkamadda sare ayaa maanta go’aamisay in xisbiga UCID uu shirweynihiisa ku qabsado muddo lixdan maalmood ah. Waxaana la faray in labadda garab ay soo magacaabay guddi qaban-qaabo oo ka kooban shan xubnood dhinaciiba.

Warkan waxaanu ka soo xiganay  Maal channel:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.