Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo Ku Adkaystay In Shirkii Aan Caadiga Ahayn uu Dhici Doono Xiligii uu Go’aamiyey

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay go’aankii ay maanta soo saareen guddida diwaan-galinta ururadda siyaasadda Somaliland. Waxaanu gudoomiyuhu sheegay inay fulinayaa qaraarkii maxkamadda sare.

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in shirkii aan caadiga ahayn ee xisbiga UCID uu dhici doono maalinta Isniinta ah ee 07 November 2016 oo ah maalintii uu go’aamiyey inuu qabsoomo shirka. Cid horjoogsan kartaana aanay jirin qabsoomida shirkadda xisbiga.

Gudoomiye Faysal ayaa sheegay in Gudoomiyaha Guddida Diwaan-galinta ururadda siyaasadda aanay u oolin inuu soo faro-galiyo qaraarka maxkamadda iyo shirka xisbiga midkoodna.

Halkan ka daawo shirke jaraa’id ee Gudoomiye Faysal Cali Waraabe:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.