Guddoomiye Jawaari oo dalka dib ugu soo Laabtay

Muqdisho – (warsoor) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Caalamiga ee Magaaladda Muqdisho kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka iyo howl wadeenada golaha.

Guddoomiyaha golaha shacabka ee JF Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa wadamada uu tagay waxaa ka mid ah Dalka Turkiga ,waxaana intii uu joogay uu lasoo kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool wadankaasi.

Xoghayaha guud ee golaha shacabka JFS Cabdi kariin Xaaji Cabdi ‘’Buux’’ oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in uu socdo u diyaar garowga furitaanka kalfadhiga sedaxaad ee golaha shacabka oo dhawaan si rasmi ah u frumi doono.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.