Guddoomiye Cirro oo Sheegay Inay Doorasho Aan Xisbiga WADDANI ku Jiray Aanay Dhici Karin

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbiga WADDANI oo maanta dalka dib ugu soo noqday ayaa xukuumadda Somaliland u soo jeediyey eedaymo tiro badan, waxaan sheegay in aanay dalka doorasho aan xisbiga WADDANI ku jiray dalka ka qabsoomin karin.

Guddoomiye Cirro ayaa xukuumadda ku eedeeyey inay saami qaybsigii goboladda Bariga iyo Galbeedka aanu xukuumaddu diyaar u ahayn.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Cabdiraxmaan Cirro:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap