Wasiir Ka Mid ahaa Xukuumaddii Siilaanyo Oo Afkiisa Ka Qirtay Dhibaatooyin uu ka dhaxlay Cunista Xoolaha Ummadda

Hargeysa – (Warsoor) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Isgaadhsiints iyo Baasaha ee dawladii Siilaanyo ayaa ka hadlay dhibaatooyin caafimaad oo ka soo gaadhay cunista xoolaha ummadda.

Wasiir Abgaal oo waraysi gaar ah siiyey mid ka mid warbaahinta dalka ayaa sheegay inuu dhawr xanuun ka qaaday muddadii uu xilka wasiirka ahaa, waxaanu sheegay mushaharka wasiirka marka la isku daro waxaa la siiyey in aanay ka badnayn $1,500 oo dollar.

Halkan ka daawo waraysigiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.