Guddida Doorashooyinka Madaxweyaha oo Sheegay in La Dib Loo Dhigay Doodii musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya

Muqdisho – (warsoor) – Guddida Doorashooyinka madaxweynaha ee Soomaaliya ayaa maanta soo saartay bayaan ay ku cadaynayaa in doodii musharaxiinta dib loo dhigay, ka dib markii

Gudoomiyaha Guddida Doorashooyinka Dadbane ee Somaliya Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Beyle oo ka hadlaya go’aanka ay ka soo saareen dooda musharaxiinta ayaa yidhi, ‘’Sida aan horayba u sheegnay jadwalka doorashadana ku qoran maanta waxey aheyd in la hergaliyo qeyb ka mid ah jadwalka doorashada oo aheyd in musharixiinta dadka hor yimaadaan su’aalo toos ahna la weydiiyo, labo qeybood ayaan u kala qeybinay musharixiinta oo kala ah 12 musharax in gallinka hore ka qeyb-qaataan doodda, halka inta kalana loo qorsheeyay in ay soo xaadiraan galinka danbe, waxaana soo ajiibay oo noo yimid 9 musharax, markii ay doodda wax xooggaa soctay ayaa ogaanay in Internetku laheyn awood uu ku gudbin karo doodda oo loo baahnaa in toos loo tabiyo, waan tan keentay in dooddii halkaa ku baaqato”.

Dooda musharaxiinta Soomaaliya ayaa ah wax ku cusub saaxadda siyaasadda Soomaaliya, waxaan gabi ahaanba laga soo dheegtay dooda musharaxiinta dawladda Maraykanka.

Sida uu sheegay gudoomiyaha doorashooyinka dadban ee Soomaaliya Md. Beyle, doodani waxay ahayd mid tijaabo ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.