Golaha Wakiiada Somaliland oo Ansixyey wasiir iyo Xeerar

Hargeysa – (WARSOOR) – Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada JSL oo uu shirgudoominayay Gudoomiyaha golaha mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa lagu gutay Waajibaadyadan shaqo.

  1. Waxa lagu ansixiyey wasiirka wasaarada Horumarinta Beeraha JSL
  2. Waxa qodob qodob loogu ansixiyey xeerka Sahaminta shidaalka oo Guurrtida ka soo noqday.
  3. Waxa lagaga Dooday xeerka Ka hortaga Tahriibka iyo ka ganacsiga dadka

Warbaahnta Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland