Hargeysa – (warsoor) – Boqoro iyo odayaal ayaa maanta baaq ka soo saaray abaar daran oo ku dhuftay goboladda bariga Somaliland, waxaanay ugu baaqeen in xukumadda iyo dadweynaha reer Somaliland ay ka qayb-qaataan taakulaynta abaarta.
Odayaashan iyo madax-dhaqameedkan ayaa ka dayriyey xaalada abaaraadeed ee ku dhuftay goboladda bariga gaar ahaan gobolka sanaag oo ah gobolka hadda xaaladiisa si weyn looga dayrinaayo.
Halkan ka daawo baahan oo aanu ka soo xiganay Channelka Faysal Fifa:
This post is also available in:
Somali