Eng. Faysal Cali Waraabe: Dalkeena waxaan u bixiyey dalkii xafladdaha

Hargeysa – (warsoor) – Gudooomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta ka qayb-galay xuska dhalinyaradda Somaliland oo loo asteeyey in ay noqoto 20 February ee sanad walba, ayaa khudbad xiiso leh ka jeediyey waxaanu sheegay in xafladdani ay ahayd tii ugu qiimo badnayd.

Eng. Faysal Cali Waraabe oo khudbadiisa arimo dhawr ah ku soo qaatay, ayaa soo hadal qaaday dhalinyaraddii la odhan jiray SYL oo uu sheegay in ay ahaayeen dhalinyaro ingiriisa u basaasi jiray oo uu ingiriis sameeyey.

Faysal Cali Waraabe ayaa isbarbar dhig ku sameeyey waxyaalihii ay dhalinyaraddii hore ka kaceen iyo hadda waxay dhalinyaradda Somaliland ku sugan yihin.

Halkan ka daawo khudbadda Faysal Cali Waraabe iyo arimihii uu ka hadlay:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.