Hargeysa – (warsoor) – Maayarka Caasimadda Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamud Caydiid Soltelco ayaa ka hadlay shaqooyinkii u qabsoomay dawladda Hoose ee magaaldda Hargeysa. Maayarka ayaa ka warbixiyey wadooyinka ay dhamaystireen iyo kuwa ay bilabai dooonaan.
Duqa Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco ayaa bulshadd ugu baaqay in ay cashuurta ku wajibisay inay sida dhakhsaha badan ay ugu soo bixiyaan.
Halkan ka daawo shirkii jaraa’iid ee uu qabtay duca caasimadda Hargeysa: