DAAWO: Xildhibaano Iyo Odayaal Ka Soo Hor Jeestay Go’aankii Xukuumada Ee Sixir Bararka

Hargeysa – (warsoor) – Xildhibaano iyo Madax-dhaqameedyo maanta shir jaraa’id ku qabtay huteel Ambassador ayaa sheegtay in xukuumaddi ku degdegtay go’aankii ay adeegga ZAAD ku xadiday isticmaalkiisa, waxaanay sheegeen in aanay suurto-gal ahayn in adeeg intaasi leeg muddo 48 saacadood ah lagu joojiyo isticmaalka lacagta ka yar $100.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay Start TV:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.