DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyey ee Xabsiga burco iyo Shuban Biyoodka

Burco – (warsoor) – Taliyaha guud ee Ciidanka Asluubta JSL Gen Maxamed Cismaan Xudhuun oo socdaal shaqo ku jooga xarunta Goolka Togdheer ee Burco ayaa ka warbixiyey xaalada maxaabiista Xabsiga dhexe ee Gobolkaasi oo dhowaan qaar ka mid ahi u dhinteen cudurka shuban biyoodka.

Halkan ka daawo warkan:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap