Hogaamiyaha Khaatumo Oo Booqasho Ku Tagay Gobolka Awdal

Hargeysa – (wasoor) – Wafti ka kooban Gudomiyaha Ahna murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh, Xubno ka mid ah Guddida Wada Hadalada Somaliland iyo Khaatumo oo kala ah Wasiirka Waxbarashada Cabdilaahi Habane iyo Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Maxamed Xaaji Aadan iyo Masuuliyiin kale oo ka mida Khaatumo ayaa Maanta booqasho ku tagay Gobolka Awdal.

Waxaanay Waftigu ugu horayn Booqdeen Jaamacadda Camuud oo ah Dugsigii uu wax ku soo bartay Cali Khaliif Galaydh, SIdoo kale Waxaa ay waftigani ay soo booqdeen qyebo ka mid ah Magaalada Borama. Waftigana aya magaalada Borama ku sugnaan Doonaa muddo Laba Maalmood.

Halkan ka daawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.