DAAWO: Shucaaca Taleefanku Waxuu Yareeyaa manida Ragga (Xogta Dahsoon)

Caafimaadka – (warsoor) – Daraasad cilmi oo la sameeyay ayaa ayaa waxa ay ka digaysaa in taleefoonka mobilka lagu qaato jeebka hore ee surwaalka, isagoo taleefoonku waxyeelo u gaysanaya xubnaha taranka ee Ragga saamayna ku yeelanayo dhaqdhaqaaqii dabiiciga ahaa ee xidida macdanta ragga.

Waxanau ka soo xiganay Channelka Xuseen Kursi:

Β 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.