Wajaale – (warsoor) – Ciidamada Booliska ee dagmadda Tog-wajaale ayaa hawl-galo ay qabteen xalay iyo maanta waxay ku soo qabteen qaad si sharci daro ah dalka loo soo galiyey.
Ciidamada oo hawl-galkan ay ku soo qabteen qaadku uu noqonayaa kii labaad, waxay gacanta ku dhigeen qaad ka kooban 5 baag. Waxay gabi ahaanba gubeen qaadkii ay qabteen.
Halkan ka daawo hawl-galka ciidanka booliska ee degamadda Tog-wajaale.:
![](https://i0.wp.com/www.warsoor.net/wp-content/uploads/2020/04/taliyaha_wajaale.jpg?resize=526%2C338&ssl=1)