Hargeysa – (warsoor) – Siyaasi Cabdilaahi Axmed Xasan oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay xaaladda colaadeed ee ka taagan gobolka Sool. Waxaanu shacbiga iyo xukummadda ugu baaqay in laga hortago in colaadaasi mar kale ka qaraxdo gobolka.
Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xigay Youtube-ka Saab TV:
![](https://i0.wp.com/www.warsoor.net/wp-content/uploads/2020/04/siyaasi-cabdilaahi.jpg?resize=582%2C342&ssl=1)