Goobo ganacsi oo ay lahaayeen dad Soomaaliyeed oo boob loogu geystay K/Afrika

Muqdisho – (warsoor) – Shacab Koonfur  Afrikaan ah oo careysan ayaa habeenkii xalay ahaa boobay goobo…

Mudanayaasha Aqalka sare oo u codeeyey in dib loo dhigo Ajandihii ku saabsanaa arrintii Qalbi Dhagax

Muqdisho – (warsoor) – Mudanayaasha  aqalka  sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa oo maanta kulan ku yeeshey…

Somali army troops complete nine-month infantry course

Mogadishu – (warsoor) – A total of 105 Somali National Army (SNA) troops today concluded a…

Maxaa ka soo baxay kulankii R’iisul Wasaare Khayre iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta?

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku…

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliyeed oo Kulan la qaatay Jaaliyadda Minneapolis

Muqdisho – (warsoor) –Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliyeed Mudane Axmed Cali Daahir iyo Xog-hayaha guud…

Dawladda Soomaliya iyo Hay’adda Duulimaadyada Qarammada Midoobey ee ICAO oo ku Heshiiyey In aan Xamar Dib Looga Celin Qalabkii Afduubka ku Yimi ee ay Lahayad Hay’adaasi.

Muqdisho – (warsoor) – Hay’adda maamulka hawada u qaabilsan Somalia ee ICAO iyo dawladda federaalka soomaaliya…

Madaxweyne Farmaajo oo dadka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Ciida Carafo

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada…

Wiil Soomaali ah oo isku dilay dalka Qubrus

Muqdisho – (warsoor) – Wiilkan Dhalinyarada ah oo kamid ahaa Soomaalida kunool Dalka Qubrus ee ka tirsan…

Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya oo 27 Sano Ka Dib Dib Loo Furay Xaruntii Wasaaradda

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ku bogaadiyay masuuliyiinta…

Dawladda Soomaaliya oo la wareegtay Qalab dhameystiran oo lagu maamuli doono Hawada

Muqdisho – (warsoor) – Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi raxmaan Kulmiye…