Madaxweyne Farmaajo oo dadka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Ciida Carafo

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada…

Wiil Soomaali ah oo isku dilay dalka Qubrus

Muqdisho – (warsoor) – Wiilkan Dhalinyarada ah oo kamid ahaa Soomaalida kunool Dalka Qubrus ee ka tirsan…

Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya oo 27 Sano Ka Dib Dib Loo Furay Xaruntii Wasaaradda

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ku bogaadiyay masuuliyiinta…

Dawladda Soomaaliya oo la wareegtay Qalab dhameystiran oo lagu maamuli doono Hawada

Muqdisho – (warsoor) – Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi raxmaan Kulmiye…

Wasiirka Xanaanada xoolaha oo la kulmay madaxa Bankiga horumarinta Islaamka

Sucuudi Carabiya – (warsoor) – Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa Sheekh Nuur Maxamed Xasan iyo…

Ra’iisul wasaare Kheyre oo Kormeer ku tagay Dekada Muqdisho

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagay Dekada…

Golaha Wasiirada XFS oo ansixiyey Sharciga Istaatiistikada Dalka

Muqdisho – (warsoor) – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii yeeshay kulankoodii caadiga ahaa…

Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa XFS oo Sucuudiga kala hadlay Dhoofka xoolaha Soomaaliya

Muqdisho – (warsoor) – Waxaa magaalada Riyaad ee caasimadda wadanka Sacuudi Carabiya Ku kulmay Wasiirka deegaanka, Biyaha…

Guddoomiye Jawaari oo qaabilay wefddi uu hogaaminayo ku xigeenka xog-hayaha guud ee QM oo Muqdisho soo gaarey

Muqdisho – (warsoor) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Jeffrey Feltman oo…

Ra’iisul Wasaare Xasan “Ciidanka Asluubtu Waa Astaanta Caddaaladda iyo Nabadda”

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer…