Mudanayaasha Aqalka sare oo u codeeyey in dib loo dhigo Ajandihii ku saabsanaa arrintii Qalbi Dhagax

Muqdisho – (warsoor) – Mudanayaasha  aqalka  sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa oo maanta kulan ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa waxaay go’aamiyeen in dib loo dhigo Ajandihii ku saabsanaa arrinta Qalbi Dhagax.

Fadhiga oo uu shir Guddoominayay Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa waxaa qaar kamid ah xildhibaanadu ay horgeeyeen dalab ah in dib loo dhigo arrintaasi,iyadoo guddoonka uu cod geliyay.

Waxaa ogolaatay in dib loo dhigo Ajandahaasi, 21 mudane, 11 kale waa ay diideen, halka 4 kale ay ka aamuseen.

Guddomiyaha Aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi oo coddeynta ka dib hadlay ayaa sheegay in dib loo dhigay, maadaama xildhibaanadu ay codkoodii uu u batay dib u dhigista.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.