Salaan Carrabey: Cankabuut

Salaan Carrabey wuxuu noolaa badhtamihii qarnigii 19aad illaa badhtamihii qarniga 20 aad. Salaan, sida la caddeeyey,…

Abwaan Salaan Carabay: Toloow colka Jooja

Geeraarkan wuxuu abwaanku ku kala guntanayey laba jilib oo HJ ah (Reer Daahir & Axmed Faarax)…

Gabay: Rabboow Naga Dhig Duul Wada Dhashoo Dhud iyo Laanteed ah (Tiriye: Abwaan Maxamed Liibaan Ismaaciil)

Waxa aannu halkan idiinku soo gudbinaynaa gabay uu tiriyey Abwaan Maxamed Liibaan Ismaaciil oo uu fariin…

Maansada: Anuun baa hooyadaa ah

Maansadani waxa ay ka mid tahay maansooyinka Hadraawi ee dambe. Waxa ay curatay 26kii April 1998.…

MAANSADA GALABTII MADOOBAYD

Galabtii madoobaydQaraxii na gaadhiyoGamtii aynu noqoniyoGubashada dadkeeniyoMaydkeeni goo go’ayGoortaan xasuustabaGocashada habeenkiiGami waayay jiifkeeUmadaydu guuloowBal maxay galeenooLaga…

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Maanso Kaga Dareen Celiyey Xaalada Abwaan Hadraawi Ku Sugan Yahay

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga, Wershadaha iyo Beeraha Somaliland Md.Maxamed Shukri Jaamac ayaa maanso kaga dareen celiyey dayaca…

Heego muuqdheer – Hadraawi

Heesta waxa tiriyey Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi”. Wuxuu dhawaan ka akhriyey mar kale bandhig faneedkii “Mooge”…

MAANSO: FAD-GALBEED (Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye

Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye (HUN) Galab Ramadaan ah ayaanu (aniga iyo Cabdi-qays) gaadhi ku tamashlaynay…

ROOB DOON

Gabaygani waxa uu ka dhashay ka dib markii abaaro ba’an oo ka dhacay Soomaaliya, ay si…

Abwaan Da’yar Oo Qaab-Suugaamaysan Uga Hadlay Dirirta Soo Noq Noqatay Ee Deegaanka Ceel-Afwayn

Abwaan Da’yar Oo Qaab-Suugaamaysan Uga Hadlay Dirirta Soo Noq Noqatay Ee Deegaanka Ceel-Afwayn Ee Gobolka Sanaag,…