Hogaanka Xisbiga Kulmiye oo xilkii u kala Wareejiyey Gudoomiyihii hore iyo Ka Cusub ee Gobolka Sanaag

Ceerigaabo – (warsoor) – Hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaa maanta xilkii u kala wareejiyey Gudoomiyhii hore ee…

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Qaatay Odayaasha Gobolka Togdheer, Xadhigana Ka Jaray Mashaariic Muhiima

Burco – (warsoor) – Weftigii Madaxweynuhu hoggaaminaayey oo maalintii sagaalaad ku guda jira socdalkii la magac…

Xisbiga KULMIYE oo sheegay in aanay Burburin Wadahadaladii u dhexeeyey Garabka Jamaal Cali Xuseen

Hargeysa – (warsoor) – Xisbiga KULMIYE ayaa Axadan beeeniyey in burbureen wadahaladii u dhexeeyey xisbiga KULMIYE…

Madaxweynahan Somaliland Oo Soo Gaadhay Magaaladda Burco

Burco – (warsoor) – Weftigii Madaxweynaha Qaranka Somaliland ee mudada sideeda maalmood ah ku guda jiray…

Taliye Ku-xigeenka Ciidamadda Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Ciidamado Liyuu Boolis ah oo ay Soo Qabteen

Hargeysa – (warsoor) – Taliye Ku-xigeenka Ciidamadda Booliska oo Sabtidan shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa…

Wasiirka Cadaaladda Somaliland oo Ka Hadlay Maxbuus Is Daldalay

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Cadaaladda Somaliland Md. Cismaan Cadarre ayaa Sabtidan ka hadlay laba maxbuus…

Madaxweynaha Oo xalay kulan muhiima la qaatay Guddida Abaaraha heer qaran iyo heer degmo ee Gobolka Sanaag iyo odayaasha dhaqanka ee gobolkaas

Ceerigaabo – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo xalay u hoyday Magaalada…

Afhayeenka Ciidamadda Booliska Somaliland oo Digniin u Diray Wadayaasha Baabuurta Xawliga Sare Ku Wadda

Hargeysa – (warsoor) –  Afhayeenka ciidamadda Booliska Somaliland ahna Taliyaha Laanta Nabad-galyadda Wadooyinka Somaliland Gashaanle Sare…

Siyaasi Muniir Axmed Cigaal oo Xisbiga KULMIYE iyo Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Ku Eedeeyey in ay Wadaan Qorshe Dhabar-jab Ku ah Qaranka Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Siyaasi Muniir Axmed Cigaal oo ka mid ah mas’uuliyiinta ugu sar-saraysa Xisbiga…

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Salaadii Roob-doonta La Tukaday Boqolaal Ka Mid ah Shacabka Reer Hargeysa

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro),…