Hogaanka Xisbiga Kulmiye oo xilkii u kala Wareejiyey Gudoomiyihii hore iyo Ka Cusub ee Gobolka Sanaag

Ceerigaabo – (warsoor) – Hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaa maanta xilkii u kala wareejiyey Gudoomiyhii hore ee xisbiga Kulmiye ee gobolka Sanaag Maxamed Faarax Cawad iyo gudoomiyaha cusub ee gobolka Sanaag Yusuf Xasan Faarax.

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi iyo Afhayeenka xisbiga Xasan Gaafaadhe ayaa iyaguna ka hadlay kulankan loo kala wareejinaayey labada masuul xilka. Waxaanay gudoomiyihii hore ee gobolka Sanaag ee xisbiga Kulmiye ku amaanay muddadii dheerayd ee uu l shaqaynaayey xisbiga.

Halkan ka daawo munaasibada xil wareejinta:

https://www.youtube.com/watch?v=epXsxI0tRSA&t=40s

 

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap