Hargeysa – (warsoor) – Xisbiga KULMIYE ayaa Axadan beeeniyey in burbureen wadahaladii u dhexeeyey xisbiga KULMIYE iyo garabkii xisbiga UCID ee jamaal Cali Xuseen hogaaminaayey, sida uu maanta sheegay gudoomiye ku-xigeen kowaad Maxamed Kaahin.
Mujaahid Maxamed Kaahid ayaa sheegay in Jamaal Cali Xuseen ay wadahadalo u socdeen mudddo laba maalmood ah, muddadaana ay arimo isla meel dhigeen.
Gudoomiye ku-xigeen kowaad ee Kulmiye Maxamed Kaahin ayaa sheegay inuu Jamaal uu sidoo kale wadahadal la furay xisbiga Wadani.
Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee xisniga KULMIYE:
This post is also available in:
Somali