Weftigii WADDANI ee Nayroobi oo Abaaraha Somaliland Awgeed Ka Cudur Daartay Xaflad ay Jaaliyadda Somaliland ugu Samayn Lahayd Nayroobi

Nayroobi – (warsoor) – Weftigii Xisbiga WADDANI ee socdaalka ugu maqnaa dalka Kenya isla mar ahaantaana…

Mujaahid Cali Guray oo Ku Biiray Xisbiga KULMIYE

Hargeysa – (warsoor) – Mujaahid Cali Guray ayaa maanta oo Axad ah ku dhawaaqay inuu si…

Golaha Wakiilada oo Ansixiyey Wasiir ku-xigeenka wasaarada Duulista Somaliland

Hargaysa – (warsoor) – Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyey xubno ka mid ah…

Shirkadda Telesom oo Markii Labaad Bixisay Abaal-marinta Hano Hadyaddaada iyo Hal Askari oo ku Guulaystay Abaal-marinta weyn ee Cimradda

Hargeysa – (warsoor) – Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa maanta oo khamiis ah abaal-marisay…

Guddoomiyaha KULMIYE oo duray dhaqannada dublamaasiyadda ka baxsan oo xisbiga WADDANI la soo baxay

Borama – (warsoor) – Hoggaanka Xisbul-xaakimka talada haya ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey 15-xildhibaan oo degmooyinka…

Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo Si Rasmi ah Ugu Biiray Xisbiga KULMIYE

Hargeysa – (warsoor) – Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa shaaciyey inuu si rasmi ah ugu biiray…

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Soo Kormeeray Waddo Laga Hirgalinaayo Galbeedka Boorama

Boorama – (warsoor) – Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic ayaa booqday dhismaha mashruuca…

Madaxweynaha Somaliland oo Qaabiley Wefti Miisaan leh oo ka socda Dalka Jabuuti

Hargeysa –  (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku…

Ciidanka Widhwidh oo ku Guulaystay Soo Badbaadinta Laba Nin Oo Gaadhi Xamuula Ay Wateen Dablay ku Afduubatay Dhilaalo

Widhwidh – (warsoor) – Wararka Naga soo gaadhaya deegaanka Widhwidh ee Gobolka Buuhoodle ayaa Sheegaya In…

Afhayeenka Ciidamadda Booliska Somaliland oo Beeniyey Inay Sifo Sharci Daro ah Ku Xidheen Xubno Ka Tirsan WADDANI

Hargeysa – (warsoor) – Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland Gashaale Sare Faysal Xiis ayaa beeniyey in ay…