Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiye ku-xigeenka xisbiga WADDANI ahna gudoomiyaha Garabka Toosinta ee Xisbigaas ayaa sheegay in ku gacan saydhay ergo uu gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro u soo diray si ay u soo lat-qabateeyaan.
Md. Axmed Seed ayaa sheegay in ergadan oo ka koobnaa saddex xubnood oo iskugu jiray laba xubnood oo hogaanka sare ah iyo hogaamiye Xirsi. Axmed Muumin ayaa sheegay in uu shardi ku xidhay ergadan.
Halkan ka daawo warkan Axmed Muumin Seed:
This post is also available in:
Somali