Xukuumadda Somaliland oo Soo Saartay Go’aan Ku Saabsan Xakameynta Covid-19

HARGEYSA – (WARSOOR) – Xukuumadda Somaliland ayaa maanta soo saartay talaabooyin ay ku xakameynayso fiditaanka xanuunka covid-19 kaasii oo maalmihii u dambeeyey ku dhaqaaqey xawaare sare.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Md. Sheekh Khaliil oo ku hadlaayey afka xukuumadda iyo ka Guddida Ka Hortaga iyo Maareynta xanuunka Covid-19 ee heer qaran ayaa maanta warbaahinta ka hor akhriyey go’aano ay ku xukuumaddu ka soo saartay.

HALKAN KA DAAWO WARKAN: