Xubno Wasiiro ah oo dalka dibadiisa oo Soo Laabtay Kana Warbixiyey Wixii u Qabsoomay

Hargeysa – (warsoor) – Waxaa maanta madaarka cigaal International ka soo dagay wefti uu hogaaminaayey wasiirka qorshaynta Somaliland Md. Maxamed Ibraahim Qabo oo dalka dibadiisa ku maqnaa dhawr todobaad.

Wasiirka iyo xubno wasiiradda ee wehelinaayey ayaa markii ay madaarka ka soo dageen waxa ay shir jaraa’id ay ku qabteen madaarka kaga warameen safarkii ay baxeen iyo wixii uga soo qabsoomay.

Halkan ka daawo shirkooda jaraa’id oo aanu ka soo xiganay channelka Kaafi Media Tv:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap