Xisbiga Waddani Oo Amaray Wakiiladdiisa Doorashadu Inay Hakiyaan Wadda Shaqaynta Ay La Leeyihiin Komishanka Doorashada

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ku amray muraaqibiintiisa inay joojiyaan wadda shaqaynta ay la leeyihiin komishanka doorashooyinka Somaliland tan iyo inta ay jawaab ka soo bixinayaan codsi cabasho ah oo ay u gudbiyeen.

Guddoomiye Cirro ayaa sidoo kale sheegay in aanu aqbalanay wax uu ugu yeedhay cod xaaraan ah inay ciddina ku badiso. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale ugu baaqay taageerayaashiisa inay is dajiyaan kana war sugaan jawaabta komishanka doorashooyinka Somaliland.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Guddoomiye Cirro:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.