Xisbiga KULMIYE oo Afhayeen Cusub Magacaabay

Hargeysa – (warsoor) – Afhayeenka cusub ayaa loo magacaabay Cabdinaasir Muxumed Xasan (Buuni) oo ah siyaasi dhallinyaro ah oo caan ah.

Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa soo saaray digreetada magacaabista Afhayeen Buuni, waxanay iyadoo faahfaahsan u dhignayd sidan hoose: