HARGEYSA -(WARSOOR) – Xildhibaan Mustafe Axmed Kheyreeye oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay jadwalka dooraashooyinka ee ay guddiga dooraashoyinku mudeeyeen uu meesha ka saarayo dib u dhac doorasho iyo mudo kordhin danbe.