Xafiiska Guddida Covid19 oo kormeer ku sameeyey goobaha waxbarashada

Hargeysa – (warsoor) – Guddida heer Qaran ee COVID-19 ayaa kormeer u kuur-gelid iyo xogogaal u noqosho ah ku tagay Dugsiyada Waxbarashada ee Dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Ujeedada kormeerka Guddida COVID-19 wuxuu daarnaa sida ay goobaha Waxbarashadu u dabaqeen hab-raacyada Xanuunka Coronavirus ee loogu tala galay dib u Furitaanka Goobaha Waxbarashada.

Halkan ka Daawo Muuqaal: