Weeraro Qorshaysan oo Xalay Ka Dhacay Laascaanood iyo Deegaanka Daba Dheer 3 Dhaawac & Qof Dhintay

Sool – (warsoor) – Maamulka Gobolka Sool ayaa shalay ka hadlay Xaalada Nabadgalyo ee Magaaladda Laascaanood Kadib markii habeen hore Koox aan la aqoonsani ay Dhaawacyo u Gaysteen Sadex ka mid ah Shacabka Magaaladaasi iyo Sidoo Kale Dil ka dhacay Deegaanka Dab Dheer ee Gobolka Sool.

Halkan ka daawo warkan:

https://www.youtube.com/watch?v=nw73OoDjibQ

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.