Wasiirka Waxbarashadda Somaliland oo Ka Warbixiyey Horumarka Ku Kordhay Dugsiyadda Waxbarashadda Dalka

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Md. Cabdilaahi Ibraahim Habane ayaa ka warbixiyey horumarka ay Somaliland ku talaabsatay dhinaca waxbarashadda dalka iyo heerarka ay soo martay waxbarashaddu.

Wasiirka ayaa maanta xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa’id oo uu kaga warbixiyey  tiradda dugsiyadda ka jiray xiliyaddii hore iyo tiradda guud ahaan hadda jirta, tiradda ardayda dalka ka barataa iyo kuwa sanadkan imtaxaanaadka u fadhiisan doona.

Wasiirka_Waxbarashadda_Somalialnd

Warbixinta wasiirka waxbarashadda ayaa ku soo beegmaysa xili ay umadda Reer Somaliland u diyaar-garoobayaan xuska sanad-guuradda 25-aad ee gooni isku taaga Somaliland ka soo wareegtay 18 May 2016.

Halkan ka daawo warbixinta wasiirka warbarashadda Somaliland kaga hadlay xaaladda warbarashadda dalka sida ay ahaan jirtay iyo sida ay hadda tahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.