Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo Saxaafadda Somaliland ka dalbaday Difaaca Dalka

Hargaysa – (warsoor) – Warsaxaafadeed uu soo saaray wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland ahna Afhayeenka Xukuumadda Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ayaa lagu sheegay doorka toolmoon ee ay saxaafada Somaliland ku leedahay horumarka dalka.

Warsaaxaafadeedkaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay wakaaladda wararka Somaliland ee solna ayaa u dhignaa sidan:-