Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiin Ka Socday Shirkad Laga Leeyahay Shiinaha

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr. Shucayb Maxamed ayaa kulan maanta kula yeeshay xafiiskiisa magaaladda Hargeysa shirkadda laga leeyahay dalka Shiinaha, shirkadaasi oo ka shaqaysa maal-gashiga dekeddaha.

Wasiirka Dr. Shucayb ayaa sheegay in shirkaddani Shiinayska ahi ay ka mid ahay shirkaddiihii ay ku kulmeen shirkii dalka Jarmalka ay kula yeesheen maal-gashadayaal iyo ganacsato kala duwan. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in ay shirkaddo kale soo socdaan oo ay qiimaynayaa meelaha dalka ay maal-gashan karaan.

Halkan ka daawo warka wasiirka Ganacsiga Somaliland:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.