Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Soo Bandhigay Qorshe Dhalinyaradda Shaqo Loogu Abuurayo

Burco (warsoor) Wafti u Hogaaminayey Wasiirka Cusub ee Loo magacabay Wasaarada CIyaaraha Somaliland Boos Mise Maxamed ayaa Magalada Burco ka bilaabay Qorshe Shaqo abuur loogu samaynayo ardayda ka qalin jabisay Jaamacadaha dalka. Isaga iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan xukumada Somaliland ayaa ka hadlay arinta shaqo abuurka dhalinyarada jaamacadaha ka baxay.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay Channel-ka Sahamiye:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.