Hargaysa – (warsoor) -Wasiirka arrimaha dibadda JSL Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir (Faratoon) ayaa ka hadlay warmurtiyeed ka soo baxay dalka Jabuuti kaas oo qaab-qaldan loogu qoray qaar kamid ah qodabadii ka soo baxay wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya.
Halkan ka daawo warkan: