Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Ka Hadlay Diyaar-garowga Amaanka Doorashooyinka

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md. Yaasin Maxamud Faratoon oo maanta waraysi gaar ah siiyey Telefishanka Somali Channel ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay u diyaar-garoobeen sugidda amaanka goobaha doorashooyinka.

Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada ku filan oo hawsha doorashadda suga amaankooda ay diyaariyeen, walina ay hawstaan wakhti ku fillan oo ay ku dhamaystiri karaan hawlaha ka qabyadda aha.

Wasiirka ayaa sheegay in ka xukuumad ahaan aanay marnaba u dulqaadan doonin cid kasta oo isku dayda in ay carqaladayso goobaha doorashooyinka madaxtooyaddu ka dhici doonaan.

Wasiirka oo arimaasi ka hadlaya ka daawo Jannelkan Faysal Fifa oo aanu ka soo xiganay:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.