Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland oo Kulamo La Yeeshay Xildhibaano Maraykan ah

Maraykanka  – (warsoor) – Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Md. Yaasin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa kulamo la qaatay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Maraykanka. Wasiirka oo safar shaqo ku jooga dalkaasi ayaa waraysi gaar ah  siiyey Telefishanka Qaranka Somaliland, wuxuuna ka warbixiyey arimihii safarkiisa uga qabsoomay.

Wariye Dalmar ayaana Wasiirka la yeeshay Waraysi Telefoon ah, halka ka daawo waraysiga Wasiirka:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.