Hargeysa – (warsoor) – Wasiir Ku-xigeenka Arimaha Dibadda Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan oo maanta warbaahinta siiyey waraysi ayaa ka hadlay hadalkii maanta ka soo yeedhay maamul goboleedka Puntland.
Halkan ka daawo jawaabta Wasiir ku-xigeenak Arimaha Dibadda Somaliland: