Wasaaradda Gadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL oo daah-furtay wejiga 2aad ee Barnaamijka la Socodka Gaadiidka Dawladda

HARGEYSA – (WARSOOR) – Wasaaradda Gadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL ayaa magaalada Hargeysa ka daah-furtay wejiga 2aad ee barnaamijka la socodka gaadiidka dawladda, iyada oo la adeegsanayo adeegga TELESOM ee Ila-soco IOT (GPS Tracking).

HALKA KA DAAWO WARKAN: