Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Oo Saaka Dhir-beeris Ku Xustay 18MAY 2017

Hargaysa- (warsoor)- ย Shaqaale weynaha wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo uu hogaaminayo Wasiiru Dawlaha Wasaaradda oo Ay Weheliyaan Agaasimayaasha Guud ee Amniga Iyo Maamulka ayaa Saaka xuska 18ka May ku xusay xarunta wasaarada oo ay ka fuliyeen dhir beeris.

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maxamed Kuuse Diiriye Agaasimaha Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur iyo Agaasimaha Amniga Xasan Nuur Abokor ayaa Halkaasi Kala Hadlay Shabiga Somaliland oo ay ku hambalyeeyeen munaasibada !8 May oo Sanadka Halku dhig u Yahay “18 may aan daryeelo dadkeena”.

Halkan ka daawo warka wasaaradaha Arimaha Gudaha Somaliland:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.