Wakhtiga Doorashada Gudoomiyaha Golaha Wakiilladda oo lagu dhawaaqay

Hargeysa – (WARSOOR) – Gudoomiyaha Golaha Wakiilladda oo ku dhawaaqay wakhtiga ay qabsoomeyso doorashada guddoomiyaha Golaha wakiadda Somaliland.

wareegto ka soo baxday golaha oo uu ku saxeexan yahay guddoomiyaha 1aad ee golahaasi ayaa lagu shaaciyey inay qabsoomi doonto maalinta Axad oo ku beegan 23 July, 2023.